aniga - 2011-11-19 18:05:31 akshey waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw duli aa tahay dhrh waad kabaxsatay laakin salman khan ayaa sanadkaan iska leh ha is daalin
ibrahim - 2011-11-19 19:54:17 Akshay kumar waa super heestaan si fiican ayuu u jilay lakin sanadkaan waa ka xumahay si fiican makuugu qarxin sanadkaa waxey u qaraxday Salman khan iyo filmkiisa bodyguard the best Actor awards filmfare it must be salman khan !
cool - 2011-11-21 08:13:29 waaaaaaaaaaaaaw is mooi maan